Dedaalo lagu sii deyn lahaa Wadaadka Mukhtaar Roobow oo mar kale guuldareystay

Waxaa mar kale guuldareystay dedaalo la doonayey in lagu sii daayo wadaadka Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo u xiran dowlada federaalka Soomaaliya Guddi loo xil saaray inay ka qeyb qaataan wadahadallo la doonayey in lagu sii daayo Wadaadkan ayaa Maanta ku dhawaaqay in wadahadalladaas ay fashilmeen. Kulan ay Magaalada Baydhabo gudiggaas ku yeesheen ayaa … Continue reading Dedaalo lagu sii deyn lahaa Wadaadka Mukhtaar Roobow oo mar kale guuldareystay